SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Turkiga oo Muqdisho ka dhisay Dugsi lagu Baranayo Duulimaadka

Muqdisho (SONNA) Dugsiga maanta xariga laga jaray ayaa waxaa dhistay Hay’ada dowladda Turkiga u qaabilsan gargaarka iyo hormarinta ee Tika waxaana loo dhisay in...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Patrick...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Safar shaqo ugu Ambabaxay Dalka Boqortooyada Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga. Safar shaqo oo qaadanaaya muddo labo maalmood ah ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Boqortooyada Sucuudiga.(SAWIRRO)

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Safar shaqo oo qaadanaya muddo labo maalmood ah ayaa...

Tababar ku saabsan Baarista Dambiyada oo ka furmay Kismaayo

Kismaayo (SONNA) Tababarkan oo ku saabsanaa baarista danbiyada ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneeysa xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...