SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Gobolka Jubbada Hoose iyo UN Habitat oo kismaayo kulan ku yeeshay

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdulaahi Cali {Gooni} ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socotay  hay’ada UN Habitat. Kulanka waxaa goob joog ahaa...

Xaalada Barakacayaasha ku nool degmada Xeraale oo laga dayrinaayo

Muqdisho (SONNA) Iyadoo deegaano dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka ay ka jirto Abaar saamaysay dadka iyo duunyada ay dhaqdaan ayaa waxaa ka mid ah deegaanada...

Ciidamada Amaanka Puntland oo Hawlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso

Boosaaso (SONNA) Ciidamada Amaanka Maamulka Puntiland oo Maalinkii labaad hawlgalo iyo baaritaano ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso, Iyadoo Ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta...

Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay hay’adda UN Habitat.

Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose  Cabdirashiid Cabdulaahi Cali “Gooni” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay  hay’adda UN Habitat. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha...

Xiriirka kubada Miiska oo tababar heer caalami ah u furay garsoorayaasha kubadda Miiska ah

Xiriirka  Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa  magaalada muqdisho   tababar heer caalami ah uga furay  garsoorayaasha kubadda  Miiska, waxaana xaflada furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...