SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo dib u eegis ku sameyneysa sharciga socdaalka

Muqdisho(SONNA) Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ka qeyb-galay barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sharraxaad ka...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhoweeyay Masar”Sawirro

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha shacabka JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh cusmaan jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo barqadii manta gaaray Magaalada Qaahira ee xarunta dalka...

QM oo shaacisay iney sii kordhayaan tirada Qaxootiga Dhadhaab ee ku soo laabanaya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Hoos u dhac ku yimaaday dhaqaalihii ku bixi jiray Qaxootiga ku dhaqan Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Kenya iyo tirada dadka deegaansanaya Xeryahaasi oo hoos...

Dalxiiska oo leh qeexitaano kala duwan ayaa waxaa saldhig u ah Nabad iyo deganaasho+(Warbixin)

Muqdisho(SONNA) Iyadoo dalxiisayaasha ay sababta u  sameeyaan dalxiiska ay tahay in ay helaan   neecaw  aad u wanaagsan iyo gooba qurux leh  oo lagu beeray...

Akhriso qeybtii 3aad Wareysigii Safiirka Turkiga Soomaaliya uu siiyay SONNA

Muqdisho(SONNA) Olgan Baker oo ah Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA,waxaa uu kaga hadlay arrimo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...