SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Barnaamijka Kulanka todobaadka uu marti ku ahaa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyada

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi  oo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka todobaadka Warbaahinta Qaranka Sooaamliyeed...

Mareynkanka oo dalbaday in Cadaalada la horkeeno Saraakiisha Ciidamada Militariga Myanmar

Dowladda Mareynkanka ayaa sheegtay iney muhiim tahay in la qaado talaabo ka dhan ah Hogaamiyeyaasha Ciidamada Militariga Myanmar kuwaasoo howlgal amarkooda lagu qaaday sababtay...

Deg Deg: Taliyaha Guud ee CiidankaTurkiga oo goor dhow Muqdisho soo gaarey

Muqdisho(SONNA) Wefigan uu hoggaaminayay Taliyaha Guud ee Ciidanka  Dalka Turkiga Hulusi Akar ayaa goordhow ka soo degay Garoonka Diyaaradah Aadan Cadde ee magaalaad Muqdisho...

Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya doorashada Golaha deegaanka ee Xaafadda Soomaalida ay degto ee Minneapolis +Sawiro

Mareykanka(SONNA) Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minesota ayaa waxaa ka soconaya ololaha doorashooyinka Golaha deegaanka iyo tan degmada,iyadoo musharixiinta ay qeyb ka yihiin ilaa 3-musharax...

Taliyaha Guud ee CiidanTurkiga oo goor dhow Muqdisho soo gaarey

Wafdigaan uu hoggaaminayay Taliyaha Guud ee Ciidanka  Dalka Turkiga Hulusi Akar ayaa gor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradah Aadan Cadde ee magaalaad Muqdisho halkaasi oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...