SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kuuriyada waqooyi oo Australia uga digtay siyaasadaha Trump

Muqdisho(SONNA) Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ugu baaqaysa in ay ka...

Taliyaha cusub ee Ciidanka X.D.S oo la kulmay Taliyaha Ciidanka AMISOM+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod  ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo  saraakiisha...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Ma aqbali karno in Magaalada Muqdisho laga dhigo meel dadka lagu xasuuqo”+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;lka Soomaaliya Mudane Xasan Cali  Khayre wuxuu tilmaamay in aan marna la fiirsan karin xasuuqa lagu hayo shacabka, loogana baahan...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel kaga soo wada jeestaan gumaadka nabad diidka ah ee Al...

Taliyaha cusub ee Ciidanka X.D.S oo la kulmay Taliyaha Ciidanka AMISOM

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod  ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo  saraakiisha ugu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...