SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Halkuu marayaa Gurmadka deg deg ah ee loo sameynayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe?

Maxamed Yuusuf Jaamac iyo Sheikh Yuusuf Cali Ceynte oo ka mid ah Guddiga Gurmad Qaran  ee lagu caawinayo dadkii wax ku noqday Qaraxii Maleeshiyaadka...

Shirkadda BECO oo 70 kun oo dollar ugu deeqday dadkii ku dhaawacmay qarixii Soobe

Waxaa weli sii xoogaysanaya howlaha loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qarixii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho 14-kii...

Kuwait oo si ku lul u weerartay dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin

Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada Saint-Petersburg ayaa kalmado weerar...

Kuwait oo si ku lul u weerartay dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin

Muqdisho(SONNA) Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada Saint-Petersburg ayaa kalmado...

Madaxweynaha Maamaulka Hirshabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhan Argagixisada Al-Shabaab

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel kaga soo wada jeestaan gumaadka nabad diidka ah ee Al...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...