SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Xoogga Dalka oo Shabaab ka saarey deegaano katirsan Shabeelada Hoose

Muqdisho(SONNA) Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa maant gaaray deegaanada Mareerey,Sabiible iyo Caanoole halkaasi oo ay horey ugu sugnaayeen...

Salaadii Jimcaha kadib oo boqolaal dad ah isugu tagay Isgoyska Soobe

Muqdisho(SONNA) Maanta Salaadii Jimcaha kadib  ayaa Boqolaal dadweyne ah waxay isugu soo bexeen  Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho,halkaasi oo aheyd meeshii mashaqadu ay ka dhacayday...

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay gargaar caafimaad oo kaga timid Ethiopia+(Sawiro)

Muqdisho(SONNA) Diyaarad  ay leedahay Dowladda Ethiopia,islamarkaana sida gargaar caafimaad ayaa maanta oo jimco ah ka soo degtay Garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Gargaarka...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta taageerada Dowladda

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. kulanka...

Halkuu marayaa Gurmadka deg deg ah ee loo sameynayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe?

Maxamed Yuusuf Jaamac iyo Sheikh Yuusuf Cali Ceynte oo ka mid ah Guddiga Gurmad Qaran  ee lagu caawinayo dadkii wax ku noqday Qaraxii Maleeshiyaadka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...