SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Emirson Mnangagwa oo loo dhaarinayo xilkii uu katagay Robert Mogabe

Wixii ka dambeeyey iscasilaadii Madaxweynihii hore ee Dalka Zimbabwe Robert Mogabe waxaa sii kordhayay dabaal degyada ay sameynayaan dadweynaha wadankaasi oo ay ku muujinayaan...

Beegsiga Horjoogayaasha Alshabaab Waa dabar Go’ooda.

Muqdisho (SONNA) Kooxda Alshabaab oo ah koox ka inxiraaftay Diinta Islaamka iskana dhaadhicisay in ay kaligood Muslim yihiin, Soomaalida kalana u haysata dad gaalo...

Akhriso: Ajendayaasha kulanka Golaha SHacabka

Muqdisho(SONNA) Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamuuriyadda Soomaaliya oo ay horyaalaan Ajandayaal muhiim ah ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo isugu jira ansixin iyo kahrint...

Xukuumadda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Somaliland

Muqdisho (SONNA) Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hambalyo u dirtay Madaxda cusub ee Maamulka Somaliland ee ku guuleystay doorashadii ka dhacday deegaanada maamulkaasi. Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda...

in kabadan 20 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Ciraaq

Ciraaq(SONNA) Waqooyiga Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay  Ugu yaraan 23 iyo lixdan kale oo la dhaawacay kadib markii halkaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...