Akhriso: Ajendayaasha kulanka Golaha SHacabka

Date:

Muqdisho(SONNA) Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamuuriyadda Soomaaliya oo ay horyaalaan Ajandayaal muhiim ah ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo isugu jira ansixin iyo kahrint Hindise Sharciyeedyo.

Warar ay Wakaaladda SONNA ka heleyso xafiiska guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegayaa in Ajandaha xildhibaanada maanta uu yahay sida tan.

1:Ansixinta Soojeedinta Guddiga Maaliyadda ee Miisaaniyadda Dowladda 2018

2:Akhrinta1-aad hindise Sharciyeedka ladagaalanka Arggagixisada

3:Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka xakameynta hubka wax dila.

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay horgeynsay xuldhibaanada Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 si loo ansixiyo,taasi oo loogu talagalay in lagu dardargeliyo howlaha Dowladda.

Wixii ku soo kordha kala soco SONNA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...