SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Magaalada Baydhabo oo ka socota qaban qaababo lagu soo dhaweynaya R’iisul Wasaare Khayre

Wafdig uu hoggaaminayo Raiisul Wasaarah Soomaaliya ayaa lagu wdaa in uu maanta gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay halkaasi oo ay ka socoto...

Ajendayaasha kulanka Golaha Shacabka ee Kulankooda Maanta

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamuuriyadda Soomaaliya oo ay horyaalaan Ajandayaal muhiim ah ayaa maanta leh kulankoodi caadiga ahaa,kaasi oo isugu jira ansixin iyo akhrinta Hindise...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hanbalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somaliland kuwaas oo ku guuleystay Doorashadii ka dhacday Deegaanadda kala duwan ee Maamulka Somaliland. Reysul...

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho(SONNA)--Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kaasi...

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay dib-u-eegista Dastuurka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...