Wasiirka Amniga Jubbaland oo deeqo kala duwan ka la wareegay Bulshada deegaanadii Khawaarijta laga xorreeyey

Date:

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Yusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal),ayaa maanta deeq xoolo ah kala wareegay Odayaasha Dhaqanka deegaanadii dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta ee gobolka Jubbada Hoose.

Deeqdan ayaa isugu jirtay 20 Neef oo Geel ah, 50 Ari ah iyo $20,000 oo doolar oo loogu talagalay ciidamada dagaalka kula jira Khawaarijta oo toddoobaadyadii la soo dhaafay xoreeyey deegaano muhiim ah.

Wasiirka ayaa waxaa ku wehliyay munaasabada Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gargaarka Jubbaland iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Dowladda Jubbaland Gen. Ismaaciil Saxardiid Keydsane.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....