Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la hadlay Xildhibaanada ka maqan Kullamada Baarlamaanka

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe; “wax la aqbali karo ma aha in kulamada Gollaha kooram la’aan u baaqdaan, Xildhibaanada kulamada ka maqnaadana waa la xisaabtameynaa“.

Xildhibaanada maanta soo xaadiray kalfadhiga waa ay mahadsanyihii,waxaa maqan Mudanayaal badan,Saxaadda Seddex bilood ayaan ka maqneeyn fasaxaas wuu nagu filaa,Fadlan soo xaadiray.

Xildhibaanada waa laba kuwo wili ku maqan dibada, hayimadaan,Kuwa joogaan dalka oo aan immaan kalfadhiga Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo furmay,Ogaayne inow furmay, Si gaar ah ayaan ula xisaabtami doonaa.

Mudanayaasha kusagan dalka ee aan soo xaadirin Baarlamaanka,Walaalayaal dalkii iyo Baarlamaankii waad ceebayseen,hala soo xaadiro maanta kooramka waa inoo buuxsami waayay,Sidaa ayowna kullanka Baarlamaanka ku baaqday.Sidaan oo kale inay dhacdo ma aqbalayno.Soo xaadira walaalayaal.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...