Horjooge Khawaarijta ka tirsanaa oo lagu qabtay Koofurta Mudug.

Date:

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ismaaciil Aadan Maxamed ayaa lagu qabtay deegaanka Qoriley ee koofurta Gobolka Mudug.
Ciidanka xooga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa iska kaashadey soo qabashada Dhagar-qabe Ismaaciil oo dhuumaaleysanayay inkastoo uu saraakiisha ciidanka u sheegay inuu doonayay inuu isku dhiibo ciidamada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...