Madaxweynaha Puntland oo saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo {SAWIRRO}

Date:

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo Medical Center (GMC).
Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Isbitaalka isagoo warbixin ka dhegaystay Dr Cabdiqaadir Maxamuud Jaamac (Dhegacade) iyo masuuliyiinta kale ee isbitaalka, Madaxweynaha oo muujiyay muhiimada xaruntan Caafimaad ay leedahay, ayaa ku boggaadiyey Masuuliyiinta Isbitaalka shaqada ay u hayaan Bulshada Soomaaliyeed .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...