Ciidamadda Dowladda oo soo qabtay Horjoogayaal katirsan Khawaariijta (SAWIRO)

Date:

Horjooge Xussen Daahir maalin” dhageey” oo kooxda Khawaariijta ah ee al shabaab uga biiray Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan islamarkaana hogaaminayay dhowr weerar kooxdu ku qaaday qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Degmada Ceeldheer.

Sidoo kale Horjooge calas Ibrahim Axmed barre oo Khawaarijta uga biiray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa ciidanku ka soo qabtay Ceeldheer xili uu doonayay in uu dhibaateeyo Dadka rayidka ah.

Dhagar qabahaan waxaa soo qabtay Kumaandooska Gorgor dib markii xogtiisa la halay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...