Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga Gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta Dabdamiska iyo xarunta Degmada Hodan

Date:

Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed  Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kormeer isla xisaabtan shaqa oo la xariira Amniga, Garsoorka, ka hortaga Maandooriyaha iyo hirgalinta Isgaarsiinta ku tagay xarunta Dabdamiska iyo xarunta Degmada Hodan.

Guddoomiye Yabooh ayaa xarunta Degmada Hodan kula kulmay maamulka Degmada isaga oo ka dhageestay warbxina quseeya xaalada degmada ay mas’uulka ka yihiin iyo caqabadaha ka jira, waxa uuna faray in aan la aqbali doonin dayac la xariira howlaha bulshada loogu qidmeynayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...