Safiirka JFS ee dalka Serbia oo la kulmay Wasiirka Horumarinta dalka Serbia

Date:

Safiirka JFS ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa ku qaabilay Safaaradda maanta Wasiirka Horumarinta dalka Serbia Mudane Edin Đjerlek

Inta uu socday kulanka Danjiraha iyo Wasiirka ayaa la isku dhaafsaday fikrado muhiim ah, waxaana ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka istiraatijiyadeed & iskaashiga labada dal ee saaxiibada ah, xiriir kaasi oo ku qotoma wax wada-qabsi, iyo is ixtiraam labadda Dowladood iyo shacbiga labada dal. 🇷🇸🤝🇸🇴.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...