Shir looga hadlaayo deyn-cafinta Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi

Date:

Waxaa maanta Magaalada Nairobi ka furmay shirka hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya iyo hey’adda Lacagta Adduunka/Bangiga Adduunka.

Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa looga doodidoonaa sare u qaadidda dakhliga gudaha, maaraynta Maamulka Maaliyadda Guud (PFM) iyo nidaamka Dowlad Wanaagga.

 

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Dr. Elmi Mahamoud Nur oo furitaanka shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheega in ay Dowladda Soomaaliya ka go’an tahay ka miro-dhalinta hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhaqaalaha dalka tan iyo inta laga gaarayo #Barta_Kama_Dambeysta ah ee Deyn-Cafinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...