[DAWO] Hey’adda Maareynta Masiibooyinka oo maanta 3,000 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmada Wadajir

Date:

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hey’adda IHH oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta 3,000 oo qoys gargaar ugu qeybiyey degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.Deeqdaan Mucaawinada ah ayaa iskugu jira qeybaha kala duwan ee Raashinka waxaana  goobjoog ka ahaa qeybinteeda  Maamulka Wadajir iyo Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...