Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daahfuray shirka  𝗗𝗶𝗯 𝘂 𝗲𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲

Date:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtay shirka  𝗗𝗶𝗯 𝘂 𝗲𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗮𝗯 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮  𝗫𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲.

Kulanka oo socon doona Muddo laba Maalin ah ayaa waxaa goobjoog ka ah Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Qorshaynta iyo Maaliyada ee Dowlad Goboleedyada dalka, Qaar ka mid ah Duqowda Degmooyinka Dalka, Gobolka Banaadir iyo Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caddaaladda ee Dowladda Federaalka.

Sidoo kale waxaa qayb ka ah Shirka Saaxibada Caalamiga ah ee ka taageera Soomaaliya arrimaha Dowladaha Hoose ee ku bahoobay UN-JPLG.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNAHA JFS OO GAARAY MAGAALADA DOHA EE DALKA QATAR

Doha, Febaraayo, 06,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...

Duqa Muqdisho oo horkacayay olole nadaafadeed oo maanta laga sameeyay Xeebta Liido

Muqdisho, Febraayo 06, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna...

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjoogihii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobolka Banaadir

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, February 05, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo...

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...