Ciidanka Xooga Dalka iyo Daraawishta Jubbland oo la wareegay deegaan Muhiim u ahaa khawaarijta Al-shabaab

Date:

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Manta la wareegay saldhig weyn oo khawaarijta ku lahayd degaanka Qunbi ee Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.Ciidanka ayaa dagaal kula wareegay Saldhiggaan muhiimka u ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysaneysa deegaano ka tirsan gobolkaas.

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa kulan looga hadlay howlgallada socda la qaatay saraakiisha ciidamada xoogga iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, ka dibna waxaa uu ka warbixiyay deegaanka Muhiimka ah ee ciidanku la wareegay.

la soco Goordhow muuqaalka degaankaas iyo hadalka wasiirka amniga jubbland.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Yeman

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan is xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane...

Madaxweynaha JFS “Dastuurka dhaqangalkiisa waa bilowday, dhowaana waa la kala sarayaa Baarlamaanka iyo XFS.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...