Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowladda oo maanta daahfuray tirakoobka madax ka tiriska ah ee shaqaalaha wasaaradda

Date:

Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta XFS mudane Abdullaahi Xayir Ducaale  iyo Guddoomiyaha  Guddiga farsamada  tirakoobka shaqaalaha rayidka dowladda  Ahmed Maxamed Xasan  ayaa maanta si wada jir ah xarunta  Wasaarada Warfaafinta  ugu daahfuray tiro koob  lagu sameynaayo  shaqaalaha wasaarada warfaafinta iyadoo maalmihii aan soo dhaafnay tirakobkaan  uu ka socday dhamaan wasaaradaha iyo Hey,addaha kala duwan ee dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee ku sugan Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah...

Ciidanka Xoogga oo fashiliyey weerar khawaarijtu ku qaadeen deegaanka Jabad Godane ee G/ Shabeellada Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada...

Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...