Laamaha Ammaanka ayaa Caawa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii lagu qaaday Xarunta Gobolka Benaadir ee Dowladda Hoose ee Xamar.
Afhayeenka Booliska Soomaliya oo garbihiisa ay taagnaayeen xubno katisan Gobolka Banadir ayaa kawarbixiyey Dhacdadaan.