[DAAWO] Gobolka Banaadir  oo maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho

Date:

Maamulka Gobolka Banaadir  Ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho iyaga oo dhanka kale go’aan ka soo saaray guryaha bubursan ee ku yaalla caasimadda.

Afhayeenka Gobolka Banadir ayaa la hadlay Warbaahinta isaga oo faah-faahiyey Go’anada ka soo baxay Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...