Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Isbitaalka ku booqday Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Hiiraan iyo dad kale oo ku soodhawacmay qaraxyadii degmada Maxaas

Date:

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaaladda Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii ku Wax yeeloobay qaraxyadii khawaarijta Al-shabaab Iyo dagaaladii lala galay ee tooska ahaa asigoo Mid-mid uga wareeystay bukaanada xaaladooda Cafimaad ee guud.

Wariye khaalid Cismaan (Ilkacase) oo kamid ahaa Dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Degmadda Maxaas ee Gobalka Hiiraan iyo Dadkale oo Shacab Ahaa ayuu guddoomiyaha u kuur galay xaaladooda Cafimaad .

Gudoomiyaha ayaa Alle SWT uga baryay dhamaan Shacabka dhaawaca ah inuu Cafmaad taam ah siiyo bukaanadda ku wax Yeeloobay dhagarta khawaarijta asigoo balan Qaaday in xaaladooda si Dhaw loola socon doono.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu...

Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee QM

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...