[DAAWO] Shirka guud ee 42-aad ee ururka warbaahinta Carabta oo ka furmay caasimadda dalka Tunis

Date:

Shirka Guud ee Warbaahinta Carabta ayaa ka furmay dalka Tunis, iyadoo Soomaaliya uu uga qeyb galayo Wefdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Sharma’arke Maxamed Warsame.

Sidoo kale madaxda shirkan kasoo qayb gashay oo isugu jira dhammaan agaasimayaasha warbaahinta dalalka Carabta iyo qaar ka mid ah madaxda warbaahinta dalalka Afrika, Yurub iyo Aasiya ayaa looga hadlay sidii warbaahinta Carabta iyo dalalka caalamka wadashaqeyn u lahaan lahaayeen.

Agaasime Sharma’arke Maxamed Warsame agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa intii uu shirka socday kulamo gaar ah la qaatay qaar kamid ah madaxda warbaahinta Carabta iyo qaar ka mid ah kuwa Yurub oo kala hadlay sidii xariir u yeelan lahaayeen Soomaaliya iyo dalalkaas dhanka warbaahinta ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo...