[DAAWO] Dad Konton ruux ka badan oo ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe

Date:

Dad Konton ruux ka badan ayaa ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe.

 

Abaan duulaha Ururka 12-aad guutada 4-aad, qeybta 27-aad ee xoogga dalka Kabtan Xasan Dhagaweyne ayaan ka wareysanay dhacdadaas isaga oo u waramay wariye Ahmed Ali Kaahiye.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...