Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Masuuliyiin katirsan Mareykanka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur ayaa shir muhiim ah la qaatay masuuliyiinta sare ee Maaliyadda dalka Mareykanka, Sida Kaaliyaha Xoghaye ku-xigeenka dhinaca Afrika iyo Bariga Dhexe #Eric_Meyer iyo Kaaliyaha Xoghaye ku-xigeenka Arrimaha Caalamka iyo ka hortagga qataraha maaliyadda #Anna_Morris.

Waxa ay ka wada hadleen hannaanka toosan ee dib-u-habeynta Maaliyadda ee ay Dowladdu dadaal xooggan u gashay sidii looga miro-dhalin lahaa, sidoo kale aan meel wanaagsan ay ka gaartay dhawaanahaan. Wasiirka Maaliyadda ayaa xaqiijiyay sida ay Dowladda Soomaaliya uga go’antahay hufidda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....