Ciidanka XDS oo fashiliyay Miinooyin ay aaseen Argagixisada

Date:

Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa Muuri iyo km 50

 

Ciidamada deegaanka oo kaashanaya maamulka gobolka iyo Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ku jira hawlgallo joogto ah oo lagu dabar-jarayo Al-shabaab.

Maamulka gobolka Shabeellada hoose ayaa u mahadceliyay shacabka gobolka oo markasta muujiya digtooni dheeraad ah, isla markaana wada shaqeyn dhow la leh mas’uuliyiinta ammaanka si looga hortago dhagarta kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...