DHAGEYSO:-Laamaha Amniga Kismaayo oo baritaano amniga lagu xaqiijinayo Ka sameeyey Xaafadaha Magaaladas

Date:

Ciidanka Booliska Maamulka  Jubbaland ayaa howlgalo Balaraaran oo lagu xaqiijinaayo amniga  ka sameeyey dhamaan xafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo ee Caasimada Gobolka Jubbada Hoose.

Howlgalkan oo qaatay saacado badan ayaa lagu qabqabtay dad looga shakisanyahay in ay kamid yihiin kooxaha argagixisada Al-shabaab kuwaas oo baritaano hataan lagu hayo

Dhamme Shugri Faarah Ducaale oo kamid ah saarakisha jubbland oo  la hadlay warbaahinta, markii uu soo dhamaaday howlgalka ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu sii socondoono howlgalka ilaa inta Ciidamada ka sugayaan Amaanka Guud ee magaalada Kismaayo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...