[DHAGEYSO]Maamulka Jubbaland oo digniin adag u diray kooxo ku howllan xaalufinta deegaanka

Date:

MUQDISHO-23-7-2022-:Maamul goboleedka jubbaland ayaa deeganada Maamulkaas ย waxa uu ka Mamnuucay Jarista dhirta iyo shidida dhuxusha kaas oo deegaanka xaalufweyn ku ah .

 

Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Ee caasimada gobolka Jubbada Hoose oo gaaray deegaano dhaca duleedka Magaaladas ayaa lamaha Amniga faray in dadka dhuxusha shida geedahana jara ay ka qadaan talaaabo adag oo dhanka sharcigaย  ah.

 

Hadalkaan ayuu guddoomiyaha ka sheegay markii isaga iyo wasiiro katirsan jubbland iyo Taliyaha Booliska maamulkaasย  ay gareen deegaano badan oo dhaca duleedka kismayo kaas oo maalmihi danbe si weyn uu uga socday xaalufinta dhirta .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...