Wasaaradda arimaha gudaha galmudug oo ka daahfurtay Gaalkacyo kulan ku saabsan wacyigalinta qorshaha horumarinta degmadaas shanta sano ee soo socata

Date:

Muqdisho,3,7,2022:-Kulan kaan wacyigalinta qorshaha horumarinta Degmada Gaalkacyo ee Shanta sano ee soo socata oo ay taaba galintiisa iska kaashanayaan wasaarada arimaha gudaha galmudug iyo hay’adda unicef ayaa maanta Magaalada gaalkacyo uga furmay xubnaha golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee Galmudug.

Kulankaan oo socon doona muddo 20 maalmood ah ayaa waxaa si rasmi ah u furay maanta Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha Galmudug cumar cabdi maxamed Guure iyadoo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka socatay Hay’adda Unicef.

 

Duqa dagmada Galkacyo cabdiraxmaan sheikh Hassan Jimcaale ayaa ugu horeyn ka hadlay ahmiyada kulankaan uu uleeyahay horumarinta dagmada haddii laga faa’iideysto.

 

 

Agaasimaha Guud ee wasaaradda arimaha gudaha Galmudug Cumar Cabdi Maxamed ayaa isna sharaxaad ka bixiyay ajandaha looga hadli doono ama lagu baran doono mudada uu socdo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...