Xildhibaannada labada Gole oo Manta markale kulan wadajir ah yeelanaya

Date:

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo  ku saabsan sii wadidda Akhrinta 2-aad ee Miisaaniyadda Qaranka 2022.

Xildhibaannada labada Aqal ayaa shalay kulan yeesha waxa hortegay Wasaairka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo xildhibaanadu su’aalo ay ka weydiiyeen miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022

Su’aalaha Xildhibaannada waxaa ka jawaabayay wasiirka Maaliyadda, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka iyo howlwadeena kale oo la socday, waxaana dooda oo dheeratay lagu ballamay maalinta berri ah si ay u sii socoto.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...