Madaxweynaha Kenya oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho +Sawirro

Date:

Madaxweynaha Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta Waxaa uu kamid ah hogaamiyeyaal heer caalami ah oo ka qeybgalaya xafladda caleemo saarka madaxweynaha JFS Mudane  Xasan Sheekh Maxamuud.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne Kenyatta ayaa kamid ah madaxweyniyaal iyo Ra’isul wasariyaal ka qeybgalaya munaasabadda caleemo saarka madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ka socota xarunta ciidanka cirka Soomaaliya ee Afisyone.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka...