Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalka 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Date:

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada  Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka 2021-2022, waxaana Magaalada Dhuusamareeb imtixaanka ka daah furay Mas’uuliyiin katirsan qaybaha kala duwan ee hey’addaha dowlada oo ay ugu horeeyaan madaxda Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

 

22-xarumood oo ku kala yaal 12- degmo oo katirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayay imtixaanka maanta ugu fariisteen Ardayay dhan 3,382 oo noqonaya kuwo kasoo muuqda sanadkii 4-aad ee imtixaanka 8-aadka ay qaado wasaaradda Waxbarashada Maamulka  Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...