DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo gaaray Dalka Tanzania iyo shir maanta halkaas ka furmaya.

Date:

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gaaray Magaalada daaru-salaam ee dalka Tansaaniya  .

 

Ujeedka wafdiga  wasiirka u gaaray dalkaas  ayaa ah ka qeybgalka shir arimaha Milatariga gobolka looga hadlaayo oo maanta halkaas ka furmaya.

 

Siihaya saafaradda Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Maxamuud Axmed Xirsi oo la hadlay Radio muqdisho ayaa faah -faahiyay shirka maanta ka furmaya dalka tansaaniya.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...