Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XFS oo Muqdisho ka furtay shir socon doona muddo 3 maalmood ah.

Date:

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XFS ayaa Muqdisho ku qabatay shir socon doona muddo 3 maalmood ah kaasoo oo ay u qabatay Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo sameeyo iskudubbaridka qaab-dhismeedka yareynta khataraha masiibooyinka #DRR ee heer federaal.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Mudane Axmed Abuukar Axmed (Axmed wali) oo ahaa shir-guddoonka shirkan ayaa sheegay in ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo sido kale masuuliyiin kale waxaana xoogga lagu saaray ka doodista qataraha ka dhasha musiibooyinka iyo sidii loo yareyn lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...