SAWIRRO:Madaxweynaha Jubbaland oo caawa gudoomiyey kulan deg -deg ah oo ay yesheen Golaha Wasiirrada.

Date:

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  jubbaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa caawa shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay lahayeen golaha wasiirada maamulka Jubaland yeesheen.

 

Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyay safarkii dhawaan uu ku tagay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka oo uu kaga soo qeybgalay doorashada Madaxweynaha JFS iyo xaalada guud ee dalka.

Kulankaan ayaa sidoo kale looga hadlay xaalada gobolka Gedo. Arimaha Amniga iyo dagaalka ka dhan ka ah Argagixisada Al-Shabaab .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...