DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay inuu furmayo kabka miisaaniyada ay Soomaaliya siiyaan dowladDaha saaxiibka la ah oo mudo go’naa.

Date:

Wasiirka Maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Abdirahman ducaale Bayle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladdaha saxiibka la ah Soomaaliya ay siiyaan dowladda oo in muddo ah go’naa kadib markii madaxweynaha cusub ee dalka Hassan sheikh Maxamuud  uu kulamo la qaatay madaxda hay’adaha dhaqaalaha aduunka.

 

Wasiirka Wasaaradda maaliyada ayaa sidoo kale kawarbixiyey halka ay Mareyso arimaha deen cafinta.

 

Codka wasiirka halkaan ka dhageyso.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...