Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ogeysiis u dirtay Qurbajoogta Soomaaliyeed

Date:

Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi oo ku qabsoomaya “Video conferencing” 20 bishan November oo looga hadli doono Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed.
Sidaas awgeed waxaa laga codsanayaa dhammaan ururrada jaaliyadaha Soomaaliyeed in ay iska diiwaangeliyaan linkigan si ay uga qeybgalaan.
Is-diiwaangelintu waxa ay furantahay inta u dhexeysa 1-12 November –
Fadlan haddii xog dheeraad ah aad u baahantahay kala xiriir Waaxda Qurbajoogta iimeelkan: diaspora@mfa.gov.so

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...