Gabdhihii ugu horeeyey oo Haramcad ah oo tababar ku soo dhameystay Turkiga

Date:

Waxaa shalay dib ugu soo laabtay Soomaaliya gabdho ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad oo ka soo noqday Turkiga oo tabara loogu qaaday bishii July ee sannadkan.

Waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Wasiir Dowlaha Amniga XFS iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo ay wehliyaan Taliye Xigeenada Ciidanka Booliska Soomaaliya

Waa markii ugu horeeysay ay Soomaaliya yeelato koox wada gabdha ah oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad.

Taliye ku xigeenka booliska Soomaaliya Janaraal Zakiya Xuseen oo markii tabarka loo qaadayay sagootineysay gabhaha ayaa waxay ugu baaqday inay ilaaliyaan mas’uuliyada ah inay yihiin ciidan qaran isla markaana ay isku duubnaadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...