Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka Hirshabeelle u qaabilsan doorashada Aqalka Sare โ€œSAWIRRO

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashada Baarlamaanka ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Guddiga kala hadlay u diyaar garowga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la qorsheynayo inay dhawaan halkaas ka dhacdo.

Mudane Cali Guudlaawe ayaa kula dar daarmay Xildhibaannada Hirshabeelle inay doortaan Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka soo galaya Baarlamaanka 11aad deegaannada Hirshabeelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...