Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda Dalka+(SAWIRRO).

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland Caawa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim.

Wasiiradan ayaa qayb ka ahaa Wafdigii la socday Ra’iisul Wasaare Rooble oo shalay gelinkii danbe gaaray magaalada Garoowe, kuwaasi oo kulama kala duwana la leh Madaxda Puntland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...