Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Barri Mudane Cabdimsamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta xafiiska maamulka Gobolka Bari kulan kula qaatay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Mudane Siciid Cismaan Aadan.

Kulanka ayaa labada masโ€™uul waxay uga wada hadleen shaqooyinka ay Wasaaraddu ka hayso Gobolka Barri sidii loo sii horumarin lahaa.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa Wasiirka kala hadlay khasaarahii ay xoolaha iyo xoola-dhaqatadu saamaysay Dufaantii iyo roobabkii dhawaan Gobolka ka daโ€™ay.

Sidoo kale waxay ka wada hadleen bad qabka xoolaha nool ee hada ku sugan miyiga iyo magaalooyinka Gobolka Bari iyo sidii loogu gar-gaari lahaa dadka ay saamaysay duufaantu.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...