Taliye ku-xigeenka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb+(SAWIRRO).

Date:

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Socdaalka Taliye ku-xigeenka booliska oo ay ku wehliyaan saraakiisha cusub ee Taliska Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug iyo Taliyaaasha Saldhigyada Booliiska, qaar ka mid ah Degmooyinka Galmudug ee dhowaan lagu magacaabey wareegto ka soo baxdey xafiiska Taliyahaย  Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Taliye ku-xigeenka ayaa ka mahadceliyay sida diiran ee loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...