Wasiirka Haweenka: Way Naga go’an tahay Xaqiijinta 30% ee Qoonddada Dumar ee Siyaasadda+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa booqasho ku joogta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa u jeedka socdaalkeeda wuxuu yahay xaqiijinta 30% qoonddada Haweenka ee siyaasadda.

“Haweenka Soomaaliyeed si ay u xaqiijiyaan xuquuqdooda waa in hooyo walba hesho adeegga dawladda, waa in ay matalaad rasmi ah ku yeeshaan golloyaasha deegaanka heer tuulo, heer degmo, heer gobol iyo heer Federaal” ayay tiri wasiir Xaniifa.

Shalay ayay aheyd, markii wefdi balaaran oo ay hor kacayso wasiirka Haweenka Soomaaliya ay ka tageen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...