Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta oo kulan Dar dar galinta Howlaha Wasaarada la qaatay Madaxda Waaxyaha+(SAWIRRO).

Date:

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalahaย  XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, Madax qeybtyada iyo Kooxda farsamo yaqaanada (Technical Staff).

Kulanka waxaa warbix looga dhageystay Agaasimo waaxayada Wasaarada iyo howlaha u qabsoomay Todobaadkii la soo dhaafay, xilli lagu gudo jiro dar-dar-galin howlaha horu-tabinta u leh Wasaaradda.

Waxaana Sidoo kale Agaasimaha uu Carab baabay in ay jirto Fulinta Sanada 2021, iyo Qorsho Howleedka Wasaaradaha Dowlada, Qiimeynta iyo Kormeerka waxyaabaha u qabsoomay.

Ugu dambeyn, Agaasimaha Guud ayaa madaxda qeybaha kale kula dardaarmay in shaqooyinka la sii xoojiyo, si natiijo wax ku’oolka ah ee hiigsaga dalka Hormarinta guud loo gaarsiiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...