Warbixin ku saabsan saameynta caabuqa COVID-19 oo laga wareystay Wasiirka Caafimaadka+(SAWIRRO).

Date:

Guddiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan soo diyaarinta warbixin ku saabsan saameynta Caabuqa Saf-mareenka COVID-19 ayaa la kulmay xubno ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ay hoggaamineyso Wasiirka Wasaaradda Marwo Dr. Fawzia Abiikar Nuur.

Kulanka ayaa Wasaaradda looga xogwareystay su’aalana looga weydiiyey arrimo ay ka mid yihiin saameynta Caabuqa COVID-19 ku reebay Dalka iyo qaabkii ay u maamushay ama ula falgashay Wasaaradda Caafimaadka.

Kulanka waxaa shir-guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Farxiya Muumin Cali.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...