Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka XFS+(SAWIRRO).

Date:

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xiis Xassan iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ayaa kulan la qaadatay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe, ururrada Haweenka iyo Odayaasha Dhaqanka.

Marwo Xiis Xasn ayaa madaxweynaha Hirshababeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen kala hadashay xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30% xilligan oo loo diyaar garoobayo doorashooyinka heer federaal.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa xaqiijiyay inuu ku dadaali doono sidii uu u sugi lahaa qoondada Haweenka ee 30%.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...