Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo gaaray Afmadow.

Date:

Wafdi ka kooban Xildhibaano iyo gudigga madaxa bannana ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose.

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo kamid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka Jubbaland Xamse Cabdi Barre iyo Xildhibaan Sahra Dable oo kamid ah golaha wakiilada Jubbaland ayaa qayb ka ah wafdiga iyo xubno kale oo ka tirsan gudiga doorashooyinka.

Madaxdaan ayaa degmada Afmadow u tegay sidii loo dardar gelin lahaa dhismaha golaha deegaanka iyo horumarinta arrimaha bulshada.

       

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka hadli doona arrimo ahmiyad leh oo ku aaddan xaaladda Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Hoggamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeeray goobaha ay ka socoto cod-bixinta doorashooyinka

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil...

Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo

Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe,...